Friday, November 23, 2012

Hormarka degmooyinka Bohol-garas iyo Qooney gobolka Gedo oo lasiiyaadiyay mashaarric xooglehna ay kabilaawdeen. Beesha Surre Dir



October 20, 2012
Filed under: Wararka Somalia,Xeraale
Posted by: daahmacaane



Waxaa halkaan Idiinkugu Soo Gudneynaa In Walaalaha Beesha Fiqi Mahamed ee kala Joogo wadanka gudihiisa iyo dibadiisa Ay u istageen in ay wax ka qabtaan dhulkaas oo aan kor ku soo sheegney dadkii isku howliyayna ay ahaayeen dad ka soo jeeda degaankaas oo kala ah



1-Ing Abdullahi Arab (Somalia)



2-suldaan mahamed khaliif ( Kenya)



3-Ugaas gaarane aden (soamlia boholgarasle)



2-xildhibaan Abdinasir gaarane (somalia)



3-Ganacsade mahamed ahmed sahal (kenya)



4- Danjire Abdullahi Abdiaziz Hassan ( USA)



5-Abdirizaq Ali yare ( Canada)



6-Dahir Muhumed Omar Duqow ( Somalia boholgarasle)



Dadkaan oo u istaagey beeshooda si ay wax weyn ugu qabtaan kuna guuleystey in ay hirgeliyaan ceelal laga kala qodayo degmooyinkaas oo ay hadda howsheedii gacanta lagu hayo, waxaa kaloo jira xurumo caafimaad , iskuulo iyo golayaal xafiisyo ah oo ay ka hirgeliyeen degmada bohol garasle, waxaa kaloo oo qorshaha soo socda ugu jira marka ay ka soo dhamaadaan in degmada madhawey ay ka hirgeliyaan dhul beereed aad u weyn dhinaca ka saaran wabiga























waxaa kaloo Mahad u celinayaa hayadii nagala qeeb qaadatey ee uu Masuulka dibada uga yahay Ing Abdirahmaan huseen ( Almanhal)

wa mahad alle qofkii dad masaakiin ah wax u qabto in uu ka helayo ajar iyo xasanaad dadkaas aan kor ku soo xusnayna kheer alaaha ka sii yo howsha aad dadka u qabataana khey alaha diinka siiyo





Leave a Reply

THE HISTORY OF MIDGAAN-Taariikhda Midgaha"Ali-Azhar"

THE HISTORY OF MIDGAAN








The history of Midgaan



Taariikhda Midgaha



“Waxaan ahayn Ummadii Dhulkaan iska lahayd, waxaan ahayn Boqortooyadii ugu Horeysay ee ka dhalatay Meesha maanta loo yaqaano Somalia. Waxaa boqor tooyadeena loo yaqaanay Boqortooyadii “BOONTA” Dulkaan waxaa la oran jirey Dhulkii Boonta “BOONTLAND”oo macneheedu yahay Dhulkii Boontu iska lahayd. Boqorkii ka talin jirey waxaa la oran jirey Baidari, wuxuu ahaa Boqorka ummadda Boonta xukumi jirey. Wuxuu ka talin jirey qayb ka mid ah dhulka Geeska Afrika wuxuu xiriir ganacsi la lahaa Dalka Masaarida, shiinaha, Hindiya, iyo Boqortooyadii Rooma..



Qarnigii 12aad ayaa Ummadd ka soo haajirtey dalal kala duwan oo isugu jirta Carab iyo Afrikaan ayaa Jabisay Boqortooyadii Boonta, waxayna gow-gowreceen ummaddii dhulkaas daganeyd intii badneyd. Intii kaloo soo harteyna way qaybsadeen waxayna u bixiyeen magacyo fara badan, sida Midgaan, Boon, Tumaalo, Yaharo, Yibro, Jaaji, Gabooye iyo magacyo kale oo badan. Macagyadaan ayaa ilaa maantana loo yaqaanaa, sida xaqiiqda ah dadkani waa umamadii dhulka iska lahayd waana boqortooyo jabtay, waxaana daliil u ah in markii hore ay jabisay boqortooyadii Massar qarnigii lixaad, ka dibna waxaa jabiyay ummado isugu jira carab iyo African oo ka soo haajiray dalal kala duwan. Aqri taariikhdan soo socota ee luqada qalaad (English) ku qoran tanina waa baaritaan aan sameeyay waxaan helayna waa kan:



After I heard this narrations, I tried to make more research in order to verify or make sure that this story is Authentic and reliable truth. So I am trying to proof three things historically, orally and Linguistically, First of all, I have to answer all these questions; was there any people called Boonta? Is it true that Egyptians had once invaded the land of the Punt? Do Boontite people have Kings and Chiefs? What is the different between Boon, Midgan, and Sab? And also who were the natives of Somalia? Who are the true natives in Horn of Africa Sab groups or Somalis? What part of their history continued to be meaning full for them? What historical knowledge did they call upon to define their ancestors? How do they can explain or understand the circumstances of their ancestors connecting to the present? How their past has impacted or affected their present life?



One more interesting record mentioned, the Book of “The Ethiopian A history” “Egyptian inscriptions recorded that during the fourth Dynasty (3100-2965 B.C) the son of Cheops, the builders of Great Pyramids, was in possession of Puntite slaves”. (Richard Pankhurst, 1998, The Ethiopian A history) 14.



Before, in the twelfth century, the ancient kingdom of Boontite had controlled all over the area presently known as Somalia, there was no in Horn of Africa people called Somalis before twelfth century, today those who call themselves Somalis were people who merged from different ethnics and united for the aim to defeat the Bootite Kingdom. Latter Somalis succeeded to defeat and divide the citizens of this land and finally the kingdom of Boontite was being invaded, the land of Boontite was automatically transferred from the hands of natives to the hands of raiders. Where are the Boontite people today? Are they invisible slaves or clients? But here consider this question, when Boontite people were defeated and divided why Somalis in 12th and colonists such as Italy and British in 18th centuries chose to enslaved African Bantu rather than Midgans?



Another record has remarked, according Pankhurst, said; “ King Peppy II (2738-2644 B.C. of the sixty Dynasty subsequently noted that he had a tenq, or small-boned slaves from the Punt” (Richard Pankhurst, 1998, The Ethiopian A history) 14.



So now it became very comprehensible for us that the Egyptians had invaded the land of the Punt and had taken some of the Puntite people into slavery according both written evidence and oral history agreed into clear historically points, also there was so much evidence that supports there was a kingdom in Somalia before arrival of the immigrants.



(“Agree in expelling the Midgan from the gentle blood of Somaliland, …many Midgans employ themselves in hunting and agriculture. Instead of spear and shield, they carry bows and a quiver full of diminutive arrows, barbed and poisoned with the wabaio weapon used from Faizoghli to the Cape of Good Hope. …The poison is greatly feared. It causes, say the people, the hair and nails to drop off, and kills a man in half an hour. The only treatment known is instant excision of the part”)



(Richard F. Burton, 1856, First footsteps of East Africa).



“On the pictured plates at Deir-El-Baheri, the huts of the people of Punt were like the Toquls of modern Sudanese, being built on piles approach by the ladders. The birds were like a species common among Somalis. The fishes were not like those of Egypt. The wife of the King of Punt appears with a form like Bongo women with exaggerated organs of maternity”.



(Wonderful Ethiopians of the ancient Cushite Empire, Houston, Drusilla Dunjee, 1926)



“The Somalis (Midgan) race, the most interesting, the most proud, the most courageous and intelligent, and the most ‘difficult’ of the races of Africa, has gone into politics, for if they do not others will, in this age of turmoil, and if by some strange chance Hersi should read this (he was always in touch with the west I would be happy to have contact with him again”…….“You can not beat them. They have no inferiority complexes, no wide-eyed worship of the white man’s ways, and no fear of him, of his guns or of his official anger. They are a race to be admired, if hard to love”… “He (Hirad) claimed that they were the original inhabitants of the Somali-lands who had lost the great and final battle near Hargeysa and were then taken into slavery until they became Mohammedans. After that they were Mohammedans slaves instead of mere slaves. They became metalworkers, carpenters, herbalists, hunters, and leathers workers. Every Somali woman, when she was ready to bear her child, liked to have a Midgan woman present. Wedding and dances were not complete without Midgan dressed in their gay colors and bringing luck to the nobles”



Gerald Hanley, 1941, Warriors Life and death among the Somalis



All this books are available in the library you can challenge academically with me by this history



Compiled By Ahmed M. Keynan B.A.



"Ali-Azhar"


MADHIBAAN.ORG






Supporting the Rights of All Madhibaan People



Unless otherwise noted, all material on this site copyright © 1986 - 2011 THE MADHIBAAN / ECOTERRA Intl.



HOME
NEWS
FAQ
IN-DEPTH
ABOUT US
CONTACT US
LINKS



http://www.madhibaan.org/




Sideen Macagceena Suure U soo Ceshanaa

http://www.paltalk.com/g2/group/1382404617/DisplayGroupDetails.wmt







SIDEEN UGU BEDELNAA MAGACAAN DIREED KAN SURRE

July 19, 2010
 SIDEEN UGU BEDELNAA MAGACAAN DIREED KAB SURRE



AKHRISTAYAAL SIDA AAD LAWADA SOCOTAAN WAXAA MAGICII QAALIGA AHAA EE OWOOWE DIR KU CAYAARAY, REER KOOFUR KHAASATAN BEELHA SURRE, KUWAAS OO KA DOOR BIDAY HALKII LAGA ORON LAHAA SURRE IN LOOGU YEERO DIR .



. WAXAA MARKA ISWEYDIIN MUDAN



1 BEELAHA SURRE MAXAY UQAATEEN MAGACA DIREED UGANA CARAREEN MAGACA SURRE OO AH ABTIRISKOODA SAXDA AH INTA AAN LAGAARIN MAGACA GUUD EE (DIR ABUUKAR)



2 MAXAA KALIFAY MARKII WIILKA AMA GABADHA SURRE LAWEYDIIYO CIDA UU YAHAY UU ULA SOO BOODAA WAXAAN AHAY DIR HALKII UUKA ORAN LAHAA WAXAAN AHAY (SURRE) SIDAAS AYAY BEELAHA WAQOOYIGA DEGA EE (DIR ABUUBAKAR ) KU ABTIRSADAAHI UGA CARAREEN MAGICII QAALIGA AHAA EE AWOWGOOD DIR ABUUBAKAR SUURA GALNA KA DHIGTAY INAY KU EKAADAAN MAGACA LAFTOODA TUSAALE BEESHA REER SHIIKH ISXAAQ MAJECLA INAY KOR USII DHAAFSIIYAAN ABTIRKOODA SHIIKH ISAAQ SIDOO KALE BEELAHA REER SHIIKH SAMAROON EE GADABIIRSE MAGACOODA AYAY KU DHEGENYIHIIN MANA KU SOO BOODAAN DIRNIMO EE MA DIRNIMADA AYAA LAGA XEGAA MISE ADIGA AYAYBA KAA HOOSBAXDAY



ISKU SOO WADA DUUBOO WAXAA LA RABAA WACYI GELIN DHEERI AH IYO KULAMO BADAN OO IS DABA JOOG AH IN LAGU BARO JIILASHA KALA DUWAN EE BEESHA SURRE KA KOOBANTAHAY INAY MAGACOODA HORMARIYAAN



FALANQAYN YAR BEELAHA DIR ABUUBAKAR WAA BEESHA UGU TIRADA BADAN SOOMALIYA IYO MEEL WALBA OO SOMALI JOOGAANBA SIDA DJIBOUTI,ETHIPOPIA IYO SOMALIA DHAMAAN JAALIYADAHA KALA DUWAN EE BEESHAAS U DHASHAY WAY ISKU YAQAANAAN INAY YIHIIN DIR ABUUBAKAR BALSE WAXAY HARMARIYAAN JUFADOODA KHAASKA U,AH



HADDAAN QAAR KA MID AH BEELWEYNTA DIREED EE JUFADOODA AMA LAFTA AY UDHASHEEN HOR MARIYA ORAAHDEYDA KU SOO QAATO WAXAA KA MID AH



1 ISXAAQ



2 CIISE



3 GADABIIRSE



4 BIYOMAAL



5 WARDAY



6 AKISHE



7 GURRE



8 GARIIRE



9 GURGUBE



10 GAADSAN



TUSAALE) Intaas oo qoomiyad walaala ahi ma sheegtaan magaca direed ee waxay sheegtaan magacooda saxda ah ee ay u dhasheen markaas ka bacdi ayay ugudbaan abtiriskooda soona geliyaan magaca dir



Waxaan rabaa inaan mar kale kuu ifiyo halkaan Surre wuxuu udhashay labo waana qubeys iyo cabdalla haddii lagu weydiiyo yaa tahay? Haku jawaabin waxaan ahay qubeys ama cabdalla ee waxaa dhahdaa waxaan ahay surre



2 magaca qubeys ama fiqi maxamed ama saleemaal cabdalla ayaa hadda wuxuu ka caansanyahay surre



Waxaa lagaa rabaa adiga udhashay beelweynta surre haddii lagu weydiiyo cidda aad tahay hala soo boodin waxaan ahay nin dir ah adigoo markaas ku faanaya inaa udhalatay qabiil weyn hana uboodin waxaan ahay qubeys adigoo ka cararaya in lagu garan waayo ee waxaad si kalsooni ku jirto u dhahdaa waxaan ahay surre weliba ha,u iftiimin cidda aad ka sii tahay ee asagu ha raadsado dadkana ha weydiisto cidda surre la yidhaah hadduu garanayana hadde waa sidii la doonayay



tusaale hadda ka hor ayaan safar waxaan ku aaday gobolka mudug waxaan maray dhanka xeebta markii aan marayno meel la yidhaah aaden yabaal ayaa gaarigii la qabsaday loona qabsaday inaan nahay habar gidir



dadkii gaariga saarnaa oo dhan waa lala degey waxaana la bilaabay su,aal iyo cidda aad tahay sheeg markay aniga igu timid ayaan ku idhi waxaan ahay surre



waxaa la,igu yiri waa maxay surre weliba si jees jees ah waxaan ku dhahay anigu waxaan ahay surre balse waxaaba la,ii maleeyay in aan ula jeedo afka kala qaad oo afkeygu iska soo qabtay , laba maalin markaan uxirnayn ayaa nin oday ihi ii yimid iguna yiri maandhow ma waxaa tahay surrihii direed markaas ayaan ku iri haa



wuxuu iskugu yeeray wiilashii dableyda ahaa wuxuuna weydiiyay surre ma taqaannaan markaas ayay dheheen maya , wuxuu aniga iweydiiyay maandhow yaa ka tahay waxaan ku dhahay qubeys wuxuu weydiiyay ma taqaanaan qubeys , waxay la soo wada boodeen haa waa naqaan oo waa dir waxay waligood ku saf ahaayeen H,gidir waxayna galaan dir ,,waxaa markaa halkaas iiga soo booday in magaca qubeys laga aqoon ogyhay magaca awoowe surre iskaba dhaafe dire gunaanad ka sheekadu waxaan uga danleeyahay hala sameeyo wacyi gelin joogto ah oo kal iyo laab ah , hana looga shaqeeyo arintaas si walaaltinimo leh ..







Zubeyr macalim c/qaadir



subayr@hotmail.com ama



webmaster@hidaha.com



19 Responses to SIDEEN UGU BEDELNAA MAGACAAN DIREED KAN SURRE

aad ayaan ugu faraxsanahay in magaca surre kor loogu qaado hasa yeeshee webka hidaha.com marnaba sooma hadal qaadin in magaca Surre uu si qoto dheer oo weliba qruxoon uga dhaqan gashan yahay degaanada jubooyinka sida jamaame ama bandarjadid tusale ahaan qofka ku nool jamaame hadi aad weydisid qabiilkisa laba mid unbu ku oranayaa ama Surre ama Biyamaal oo ah labada qabiil ee ugu badan marka farxad ayay noo tahay hadi aan nahay surraha dagan jamaame in magaci aan weligenba madaxa saaran jirnay maanta lagu baraarugay

tankale aniga fikir ahaan maba qabo in qabiilada mesha aad so galisay qaarkod ayba Asal ahaa Dir Irir ka soo jeedaan ee waxaan aaminsanahay in ay yihiin qabiila aan siyaasad ahan wax wadaagno marka yanan loo dhaafin in Isaaq iyo Ciise ay yihin qabiilo somaliyeed oo aan ula simanahay umada kale tusale gaaban shirki ugaaska cisaha shakhsi hadlay afkisa wuxu ka ilaalshay magaca qurxoon DIR isago weliba yiri somaliland itobiya jabuti meel uma dhaafno intaas unbaan ehelkeenu dagan yahay marka soo ceeb uma ahan belaha surre in ay ku doodaan isaaq iyo ciise Waa Dir

qabiilada kale ee dirta ayaa ehelnimo noogu filan inagana isku filan

wabilaahi towfiiq



honqore - July 20, 2010

10:10 am



walaalkeen subeyr waa mudanyahay inaan ugu yeerno halgame maxaa yeelay barnaamij aanu wada ilownay ayuuba na xasuusiyay waan qaadanaynaa waana kugu taageereynaa weliba taariikh ahaan inta aan noolnahay kuma ilaawi doono dhanka kale walaalkeen honqore haddaan ujawaabo hadal ahaa isxaaqi iyo ciise dir maahan waa khalad warkaasi waana gef anaka ayaa ka qaadana qaaraanka direed 2daba wayna ku dhegenyihiin waana nugu faanaan weliba oo waxay dhahaan dir koofure waa surre inta kale waa dhaqan hawiyeedle war iyo dhamaantiis zubeyr waxaan ka dooneynaa inuu mar walba nagu baraarujiyo wararka qurxoon oo sidaan oo kale ah sidoo kale web site yada sida hidaha.com cammaara.com kaliya ayaa magaceena iyo mansabkeena matala sida aan anigu qabo wabilaahi towfiiq



boqorada direed - July 20, 2010

4:16 pm



wan ku slamaya mida 1 mida xigta waan so dhaweynaya ereyga ah in beesha sure iska deyso mgaca dir ee ey la so bodo …. mida 3 ogsoonow in beesha gaadsan ey hoos tagto biimaal oo uu gaadsan yahay wiil uu biimaal dhaley ee eysan sineyn waana yaraankii beesha biimaal ,, wa bilaahi towfiiq magaceygu waa sharmarke ,, biimaal , gaadsan , reere same , cumar jaamac , cismaan cumar ,, taasina waa abtirsiimadeyda bro . w/ws/wr .



sharmarke - July 25, 2010

6:56 pm



HORTA WAA SHARAF IYO HANWEYNI AY SURRE U QABAN MAGACA DIREED IN AY ILOOBAN KOODI OO AY MAGACA DIREED SARE U QAADAN.



“SURRAH WAXA AY YIDHAAHDAAN “DADKA MAGACA LEH- WAA MAGACA DIREED AYAY ISKU YAQAANAN”



WAXA JIRTA TARIIKH AY LEEYIHIIN CABDALLAH SUURE SIIBA BEESHA SAMATER MUSE (DABAC IYO AGOON IYO BAYR) IYO CURADKA CABDALLE NACADOOR.



CADADAASI WEXEY SHEEGTAA SURRE IN LAGU NAANEYSAY DIR OO YAHAY MAGAC LABAAD.



TA KALE 150 SANNO KA HORE , NIN UGAASKA CABDALLE AHAA OO REER AGOON AH IYO SULDAANKA CIDA OO NACDOOR AHAA WAGAAS AYAA LA YIRI WUXUU KULA TALIYEEN SUURE IN AY MAGAC DIREED KALIYA ISTACMAALAN ISAGOO RABAY IN UU TUSU KUWA ODEYGA DIREED DHALAY OO WAAGAS BILAABAY IN AY IS DILAAN ISNA INKIRAAN ( DAFIRAAN)- IYAGOO IS YIRI MAGACAAN WAA TAGAY.



WAXA UU YIRI SULDAANKA MAGACA DIREED DOQONKA IS YIRI TAG, WAA UBAX DAYREED OO KALE MANA QARSOOM



WAXA UU KU TILMAAMAY MAGACA DIREED IN UU YAHAY SIDA UBAX DEYREED EEN QARSOOMIN- GEEDKU JILAALKA WUU ENGEGAA- MISNA XILIGA DEYRTA GEEDKII QALALAY AYAA UBXIYA OO SOO NOLAADA– OO UU SOO NOQON DOONO DHAWAAN, WAXA AY ODEYAASHA DHEHEEN ILAA XILIGA DEYR SURRE HA ISTACMAALO MAGACA— MARKA HADANA DEYRTII WAA LA GAARAY OO WAKAN MAGACII LEYSKU HAYSTO.



WALAALAYAAL WAXAN RABAY IN AAN IDIN LA WADAAGO QORAALKAN OO KU SAABSAN MADAX WEYN DIREED OO DAD BALAARAN OO KA FOGAADAY AH. BAARITAAN ITOOBIYA IYO KENYABA AAN KU TAGAY AYAAN KU SOO URUURINAY



Wareysi Dheer oo aan Layeelanay Mudane Warsame oo Dalka Itobiya ku xeel dheer.



Su’aal Dirsame : Bal dhalinta reer konfurta Direed een kala aqoon reer tolkood wax uga sheeg Madaxweyn Dirka Galbeedka Somalia. Dhamaan Dirka dagan konfurta markii ay maqlaan Madaxweyne wexey la soo boodaan inta badan laba hobol oo Wabari ku jiray, sida Baxsan iyo Cabdi Muxummed Amiin Gabyaga, heesaga, wadaniga weyn. Dhalinta waxa kale eey yaqaanan atirisho Faynus Sheikh Dahir, siiba kuwa majajilada ruwayadaha daawada. Laakin dalkas Somali Galbeed iyo deeganada ma yaqaanan dhalinyarada reer Xamarka ah sideyda, bal waxa nooga sheeg, Madaxweyn Dir itaad Ka aragtay ?



Sida ay u kala baxaan noo sheeg horta ?



Mudane Warsame Jawaab: Marxaba anigoo hadalka soo koobi doona. Saad ogsontahay Dir wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ha:



1)Madaxweyn



2)Maahe Dir-Isaaq;Biimaal;gadsan; dabruube iyo Bajimaal



3)Madoobe Dir-waa Ciise iyo beelo soo raaca oo isaga ladhashay lana dagan



4)Dir-Mandalluuga koonfurta dagan (sida Makahiilka, Nuure, Buufow, Reer Majuun, Reer xasan) iyo Gadabuursi (beel weynta Samaroon Saciid)



Horta Madaxweyn uma dhalan anigu (waxaan Ka soo Jeedaa Surre Dir). Laakin aad iyo aad ayaan u baaray, oo ku darsay beeshan balaaran ee Madaxweyne Direed. Dhowr safar oon Somalia, Kenya iyo Etioobiya meelaha ay dagaan ayaan ku soo maray, kadibna waxaan baaray oo yara raad raacay buugagta ay qoreen reer galbeedka. Marka, waxad odhan kartaa wax woogan ogahay, laakin cudurdaar, hadii aan wax is dhaf dhafiyo ha la ii dulqaato, hana la i saxo hadoow, oo foorumku waa furan yahay iyo comments kuba.



Madaxweyn wuxuu Dhalay:



Maxamed

Ali

Yaxye

Hordare



Maxammed iyo Ali madaxweyn ayyeenu inta badan aan maqalnaa oo kala ah:

Gurgure (maxammed)

Akisho

Gariire

Guure

Waro Waro

Obo

Reer Aw saciid

Layiile

Madigaan

Iyo Barsuug

Reer Dayo ( Wardaay)

Jiido Geedle Cali Madaxweyn ( Wajis iyo Sifir)-Qoryoolley area.

2. Hordare waa sadex (Etiyoobiya iyo jubada Hoose)



Alaabweyn

Ijaaje

Khayre



3. Yaxye waa reer zona Jubbada Hoose North of Kismayo & wamo



Dheere Madaxweyn

Waxa kale oo Jira beelah oo Waqooyi Galbeed iyo Itobia dagan:



Dalbis

Leyiille

Dayle

Guurejenno

Su’aal Dirsame eegaanada Bal noo kala sheeg, Mudane Warsame ?



Horta madaxweyn Dirku waxaa uu deegan ahaan, asasiyan uga yimaadaa Galbeedka Somaliyada Itoobiyo Guumeysato siiba laga bilaabo Erer, Harrar, Shiniile, ilaa Qabri Bayax. Laakin laga bilaabo 1600 ilaa 1890 kii ,xiligii gumeystiihii Menelik, boqorkii Itobiya uu qabsaday Harrar ilaa maanta waxaa ku dhacay Madaxweyn Dir kala daadsanaan iyo xoogaha jah wareer oo ay u kala guureen konfurta Itoobiya ilaa Afdeer, oo Doloow Ado u dhaw, ilaa Bay iyo dooxooyinka wabiyada Jubba iyo Shabeelle.



Tusaale, Guuraha oo 180,000 ruux gaaraya, ilaa Afdheer ilaa Guure Dhaamoole oo Jarati iyo Gooblka Liiban ayaay usoo qaxeen, itooda badan waxa aa u burburiyay Menelik boqorkii Itoobiya 1890kii oo gibir ama canshuur baad ah ku qoray. Beesha Guure iyo Mandalluug waxa ay barigaa ka tageen intooda badan Tog Faafan oon ka fogeeyn Jigjiga iyo Harrar.



Qeybo kala oo Madaxweyne Dir ah qarnigii 1500, markii Mujaahid Axmed Ibraahim Qaazi (Axmed Guurey) la jabiyay ayaa waxaa jiidhay Oromo fara badan oo qabsatay, Harrar iyo nawaxigeeda.



Waagaas waxaa Galbeedka ka qaxay dadka ay ka mid yihiin, Quraanyow Maxamed Xiniftire Mahe Dir ama qaybta Garre ee Dirka ah oo deegan ahaan dagay Bay, Awdheegle, ilaa Nageele. Qurac oo Mahe Dir Xiniftire ah waxa ay dageen Magalo tuulo dalka Aruusada Oromoda ah ku taal, sidoo kale Guurah oo dagay dhankaas xuduudna la leh Aruusada. Jiido Ali sidoo kale qarnigii 1600 ayay soo dageen Bay iiyo Jubo/Shabeelle Valley.



Sidoo kale, beelah Biyomaal, Bajimaal, iyo Dabruub ayaa ka mida beelah Mahe Dir ee ay Madaxweyn Dir iska soo raaceen dhankaan Harrar iyagoo soo raacaya wabiga Shabeelle ama Wabiga Jubba. Qaar Iimey iyo dhankaas ayay aadeen, Qaar shabeelle ayay soo raaceen oo waxa ay dageen Bay, Jubbada hoose iyo shabeelle. Marka, beello boqollal sanno ka hor daganaa konfurta iyo qaar dawaan ka daba yimid ayaa jira.



Beelaha dhawan ka yimid Galbeedka waxaa ka mid ah Gadsanka, Mandaluuga iyo beesha reer Aw Saciid ee fananada aad jeceshahay, Dirsame eey ka dhalatay, Marow Faynuus Sheekh Dahir.



Dirsame Su’aal :Mexeey u kala baxaan Aw Saciidka ?



Beesha Reer Aw Saciid waxa ay u kala baxaan Abkeey Xaaji oo Adeer ah iyo Farah, Abikar, Sacdi , Nuur, Ali, Cismaan, Xuseen, iyo Cumar.



Halkaan Ka daawada Sawirada iyo Bilicda Casimada Labaad ee Gurgure Dir ,Hurso: http://www.hurso.com/Photos/Index.html



Markaa waa beel aad u balaaran oo kala dagta: Ijaara, wajaale, Arabsiyo W.G Somali land ilaa Qabri bayax, Diraa dhabe, Fayanbiiro, Gura Dhaamoole, Diraa Dhabe, Jigjiga, Hadana u sii fiday Maiso, Awash,Hurso,Erer goota, Harar, Kismaayo, Buaale, Luuq ilaa NFD Garseen Lake Tana area iyo Doolow Nageele xageeda. Marka dad badan oo aan lasoo koobi karin oo Malyuun Kor u dhaaf aya weeye.



Akisho



Bil Matalan, Akisho waxa ay ku leeyihiin magaaloyin ka Waqooyi Galbeed ka xiga Hargeysa beero sida beerah ku yaal Odjiid agagaarkeeda oo ay isla dagaan is na dhalaan beesha Yoonis Jibriilka. Ingiriiskii ayaa waxa ka qoray ganacsatada iyo beeraleyda beeshan, siiba Warre Kiyo Reer Carre Cumar Bullalle iyo lafahooda sida Addo Carre iyo Reer Daud Carre ( Caddale Daud iyo lafta Geelle Daud)



Mudane Dirsame maxay ku dhacdaa ama loo moodaa in Ogadeenku ugu badan yihiin Gobolka Somali Galbeed ama dhulkan Xabishidu guumeysato ee Region 5, hadii arinku saad shegeysid yahay ?



Ogadeen boqolkiiba 30 % xitaa ma gaadhan dad ahaan dadka ku nool Gobolka Somali galbeed. Qiyaastii beesha Ciise xitaa ayaa uga badan. Dirka dalkaa dagana waa Gurgure, Gadabuursi, Beelweynta Isaaq, Gadsan, Guure, Gariire, Surre oo leh Fiqi Muxummed, Nacdoor, Fiqi Khayre, Fiqi Yaxye, Mandaluug, Akisho, Obo, Bajimaal Quraanyow Maxammed Garre iyo Dabruube. Marka waa wax saxafadaha reer galbeedka (western media) laga dhaadiciyay. Dirka waxaa weheliya Karanle Hawiye, Murille, Hiraab. Waxa agaakan dagan Shiikhaal, beelo Raxanweyn ah iyo Garre Marre, Duubo, iyo Digoodi ba. Marka waa iska probaganda raqiis ah oo hir gashay.



Tuusaale ahaan:



Iimey Dir ayaa ugu badan, waa run Ogaden Reer Amadin iyo beesha Duubo waa dagan yihiin.

Jarati iyo Liiban: Dir ayaa majority ah ilaa Waladayo, Doolo, Guure Dhamoole.

Godey: Iimey West iyo East iyo Booley

Gashaamo: Sida Nusdariiq, Kabtinuur, Qabri Dahare

Kalaafo Ilaa Mustaxiil. Bajimaalku waxa ay dagan yihiin iyo Dir kaleba magaalooyinka Gumar, D’are, Niman, Mayko, Qodi dudul, Burdhinle, Mustahiil

Baalle, nageele, dhanka kale Fayaanbiiro, Hara Maayo, Maiso, Gobolka Shiniille oo dhan Fiiq.

Ma lasoo koobi karo adeer. Hada ka hor ayaa shirkii Kenya lagu qabtay ayaa odayaal Darood iyo Hawiye ah oo Dir la yaaban ayaa waydiiyay wiil yar oo Surre Dir ah, ” Waryaa Dir badatee, meeqa Gobol ayaa dagtaan?



Wiilkii Surre isagoo isku kalsoon ayuu yiri, ” War adeerayaal Darood iyo Hawiyow idinkaa fudud ee is xisaabiya, wixii soo haran anaa leh, hadii aan dhaho carro Dir aan xisabinaa, waagaa baryi oo hadana baryi, marka idinkaa fudude, oo koobane lana xisaabin karaa deegankiine dee sheegta halkaad dagtaan, halkaan dagana waa dagaa anigoo Diree.



Mahadsanid Mudane Dirsame. Waxaan rajeyneynaa in aad nagala hadashid tarikhaha aad uruurisay, anaguna waa dabic doonaa.



Wareeysigu waa socon doona, kolba markii aan E-mail ka helno



Surre waa beel balaaran oo Gobalada dhexe, Bari ilaa Gedo ilaa Hiiran Dagan marka iska Dhaafa doqon nimada idinkoo kor u dhaafaya 1 million oo qof ha sheeganina in Dir Dir Dir. War isku xishooda sheegta magaciina guud ee Surre. Haa dheh Surra ahay ha gaasirina magaca Surre iyagoo beesha uGu weeyn Dir ah. Mida kale markey is dilaan Mareexan iyo Fiqi Muxummed waxaa lagu soo qorayaa saxaafada Dir iyo Mareexan baa is Dirlay. Dir iyo Sacad baa is dilay iyo Dir iyo Xawaadale ayaa is dilay. Dir iyo Saleeban baa is dilay. War Xawaadle laba jilib oo F.Cumar iyo Fiqi Muxummed ayay is qabteen. Sacad iyo Reer Agoon ayaa is dilay. Saleeban iyo labo lafood oo Qubeys ka tirsan ayaa is qabtay.
Arintaan xey Sababtay Beesha Surre in aya magacii Direed huwatay oo ay ceebeynayso. War Ma Dir iyo Mareexan ama Sacad ama Xawaadle ayaa magacyo la is hoos dhigaa ah.

Surre Surre ilma adeerayaalo sheegata magaciina. Guul Dir

hasocoto - October 12, 2010

2:21 am



dhaman wad idinsalamay walalayaal runtii waxan kufaraxsanahay in aad dhamantiinba jeceshihiin magaca awooweheen surre waxana runtii sharaf noo ah in aan dhahno surre intii aan dhihilaheyn dir wayo dir wanahay wananalaogyahay lakin waxalayab ah intii aan dirnimo kufaneynay kaligeen hoos ayanba udhignay magaceniina waankatagnay magacii awoowehen dirna hos ayaan udhignay wayo hadii aad qaf iswedarsatan kaftan oo aad ka kaftanbaso wuxuukuleyahay adiga dir ayaa tahay dirna waa dad yar oo aan waxba aheyn taasna anaga ayaa ukenay magaca dired oo ah qomiyad ahna dadka ugutirada badan somaliya marka aan kufano magaceena oo ah surre. guntii iyo gaba gabadii waxan aad ugumahadcelinaya walalkey zubeyr macalin c/duqadir iyo walshey boqrada dired labaxday waxana dhihilahaa aadana ayadoo mahadsan kubadal naneystada boqorada direed oqorada surre si aad kor uguqado magaca beshena surre sidokale waxan umahad celinayaa walalkey oo asna naxasusiyay in eyjiran dad udhashay surre oo shegta magaca surre gabagabadii aad bad umahadsantahiin walallayaal waligiinba noleya mahaca surre , surrow nilaaw waligaa



abduqadir surre - October 15, 2010

6:13 pm



walaal waad mahad santahay sida fiican ee aad uga warantay dhamaan beeleha direed waxaanse ka xumahay adoo meelaha qaar khalday sida beesha akisho aad kasaartay warro warroda walaal warro warro waa qaybka mid ah akisho sida warro kiyo oo aad sheegtay obona waa qaybka mid ah akisho

gurgurana ina dirmaahee waa ina cali madaxweyne dir



khadar cabdi cali - February 1, 2011

5:55 pm



anigu waxan idin leeyahay waad iska hadasheen kaliya maxaa yeelay qof walibawuxuu dhaafi waayey surre waa magacfican waan ognahay in surre yahay magac fiican lakin idinku waad taqaanaann inuu yahay magac fiican waxaa loobaahanyahay i labaro dadka kale iyo qolyaha kale ee somaliyeed saad ogtihiin somalia surre magac kuma leh maxaa hal gobal oo ladhaho wxaa eh surre majiro marka maxaad surre surre ugu haysaan inta aad dadka ka hoosaysaan war idiinma eke iska aamusa hana maqashiinina magac surre ama wax qabta



maxamuud yusuf hassan - February 3, 2011

4:23 pm



War

dir asalkeedi iyo abkeedi iyo caws la filkeedi waa iska

illoowdeen

Waryaa aaway faqiyaashi direed.

Faqi muxummed, fiqi cumar, aaway sidoo kale Qubays.xagge ku illowdeen.



Ali - February 15, 2011

10:31 am



asc runtii ninka, fikradan so ban dhigey wad ku mahdsanyahay,wa wax loo bahna waxad aad ula, yab markii an xawalad, ku arki qof lagu bafinayo, dir faqimuxumed:ama, se somalidu ay u taqan magaca dit\reed beel, la, mid ah omar mohamud, ama, lelkase ada ayn runtii uga xumada kuwa magaca halka, geyay allah nartii ha geeyo, sidii ay u babieyeyn magacan allah ha baiyo,



abdiwahab moamlim(gyn) - March 27, 2011

8:47 am



asc wan idin salamay dhamantiin waxaa is weydin mudan qofka aniga waxan arkay dadka u dhashay surre marka tirahdo yatahay waxeey dhahaan waxaa nahay surre mehe waligey ma arkin qof dhahayo waxan ahay qubesy marka dadka iskumid mahan wabilahi towfiq



qali - March 29, 2011

5:16 pm



asc waan idin salamay dhantiin inta ku abtirsado beelweynta direed mel kastey joogaan waxaan leyahay cadawgina hajabo aniga runtii wan jeclahay belweynta direed wana reer abtigey ilaah baa badiyay wana bara keysan yihiin waa dad culuma ah mansha allaah mida kaleh waxan u mad celinayaa abtigey subayr oo noo kala dhidhigay belweynta direed abti jisakalaah su aal wabka malaga cajisay maxaa ku dhacay ayantaan warkisa wala wayay intas ayan iga baxay wabilahi towfiiq



qali - March 29, 2011

5:28 pm



aniga waxaan qabaa in ay sax tahay in aan lala sooboodin dir baan ahay waayo qabaailka kale waxay u dirkaba in uu la mid yahay laf ka mid ah lafaha kale ee qabaailka kale.

waxaan idiin sheegayaa in awoowgey dir uu dhalay 4wiil inta la xusikaro: waxayna kale yihiin

1-Madaxweynr Dir

2-Mahadir

3-Madoobedir

4-Mandaluugdir

wa billahi towfiiq



cabdule mursal - April 4, 2011

6:57 am



Isku soo duuboo ma waxaad ku mashquusheen sidaad beelaha kale somaliyeed kana gudbay inay is baraan waxaad ku daasheen ee ah awoowe direed magaciisi shaki idiinka galay iyo midkaan aad ku sheegteen “suraha lumay, iska daayo diciif nimada iwm iska sheegta muslin iyo gaalo, kkkk wax kasta waa dir, 114,ayuu dhalay, israaiil hataa waa dir, oromo waa dir, kenya. South africa. Waa dir,waxaas ku meeraaysta,wixii idiin dhalay inkirteene?



Cabduqaadir axmed aaden - April 7, 2011

7:14 pm



asc dhamantiin wan idin wada salamay waryaa cabduqaadir maxeey tahay galadad shegeysid subxanalaah war ilaah ka cabs o gaal ma dhalin awowgen direed waa layaqanaa dir intuu dhalay waa afar wiil iyo hal gabadh mardanbe yan ka maqlin warkas hadii kale intaan kuu imadan ku tumaa wan ku aqanaa iima gamba neysid soow ma ogid



safiya - April 10, 2011

2:15 am



asc dhamaan beesha direed salaan ka dib maxaa mar walbo logu mashquulayaa surre surre waa walaaleheena mahe direed meesha ay joogaana iyaga ayaa isgeeyay hadaa nahay beesha biimaal maxamed xanftire magaceena halka aan gaarsiinay waa loo jeedaa magaca dirna ma dafirno waa wada ognahay lkn markii aan qabiil habiye la dagaalano waxaa la yiraahdaa biimaal iyo qabiil habel ayaa dagaalaamay lkn surre iyo qabiilkae waxaa lagu leeyahay dir iyo qabiil yar oo habiye katirsan marka sharaf uma aha beesha direed ee walaalayaal magaca surre hala hormariyo sida biimaal deegaan sameesta iska dhaafa qabiilada aad dhax dageysaan wsc



dalmar xaaji cali - August 5, 2011

7:58 pm



Asc dhaman wan idin salamay ad iyo ad ban u bogadinay dadki fikradan kenay aniguse waxan u arka boqoljerna wan idin shegay mana qortane in laga dhiso gudaha somalia urur dhalinyaro oo ay udhantahay dhaman besha surre hadi inta lahelo iyaga garsin kara deganada kaladuwan ee besha tasina waxa kadhalanayo in laysdhaxgalo walaltinamadina so labato beshuna iskuxiranto magacasna ku midawda.gar ahan inaga hadan nahay dhalinyarta qubays gar ahan fiqacumar waxan lenahay urur dhisan xarumihisana wa kabxanley muqdisho iyo b/weyn marka dhinacena wa fududahay kuwa kelana waxan leyahay urur dhalinyaro samesta dabadena isu kaya kena ad ban ku salamaya garahan zubayrow



Maxamed - October 21, 2011

6:17 pm



walalaal marka hore waad mahad santihiin sida fiican ee aad isaga xilsaarteen baabidhista taariikhda beelweynta direed waxaanse qabaa in dadka intiisa badani ilawday taariikhda oo ay sheegteen asal carbeed sida beesha maxamed xiniftire isaaqa oo diiday inay yihiin dir mase asal somaalinimo hadaba maxaa sababay ina ladiido magaca dir ma dadka ayey ka liitaan? mase taariikhda ayaa duugowday oo ubaahan in boodhka laga jafo?



khadar cbdi cali - October 26, 2011

4:00 pm



waxaan salaamyaa dhamaan asxaabta sharafta leh ee jecel inay wax ka bartaan waxa ay yihiin magaca dir waa wax lagu farxo in dhalinta la baraa waa muhim inkastoo aad ilawdeen qabiilada ugu magaca ama da da wayn ee magaadle oo degaan kiisu yahay magaaalada ceerigaabo barasho wanaadsan akhyaartaay waa boqorka direed reerkuu ka dhashay

WAA GOB, WAA GUN, WAA BOON, WAA BILIS! WAA BEER LAXAWSI!!!!



C/Rahman Eelay

eediran@yahoo.com







Abtirsiinyada iyo sheeko xariirtu waxay na baraysaa in Hawraarsame nafta ka jaray odaygii ardaa jiifka ahaa ee inta badan jiimbaar jiifka ahaa. Waxaa uu odaygaasi ahaa Maxamed Daa’uud oo Ilma Sade adeerkood ahaa. Odaygu wuxuu in badan Eebe ka baryey in uu u fududeeyo oo nafta uu ka qaado. Waxaa la yidhi Hawraarsame iyo nin kale ayaa ku dhibtooday wadwadidiisa iyo rati ku rarkiisa ka dibna Hawraarsame ayaa Odeygii dilay!. Markii uu Hawraarsame falkaas ku kacay ayaa walaaladiis u soo gogol fariisteen lagana codsaday in uu magtii bixiyo.



Markii laga waayey magtii ayaa waxaa go’aan lagu gaaray meesha lagu magacaabo Xanan Muruq in la dhaco xoolaha Hawraarsame marka ay 10 neef gaaraanba. Hawraarsame wuxuu u adkeysan waayey dhibaatada ka soo martay dhaqida xoolaha iyo iyagoo si sahal ah looga dhaco. Wuxuu go'aan ku gaaray in uusan ogolaan xoolo dhicid danbe isaga iyo dhashiisu. Intii kale ee walaalihiis ahaa ayaa isla Xanan Muruq ku shiray kuna soo gabagabeeyey in Hawraarsame la takooro oo isaga iyo firkiisu ay meel gaar ah degaan, waxna aan lagu darsan, lagana guursan.



Sheekadii Hawraarsame ee ahayd in la karantiilay oo cuna qabateyn lagu soo rogay ayaa la gaarsiiyey dhamaan degaanada Soomaalidu degto si beelaha kale ay iyaguna ugu bilaabaan takoorka. Waxayna ku yiraahdeen walaalkeen ayaanu goynanaaye nala ogaada oo nagu taageera maadaama uu sameeyey wax diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalidaba ku xun oo ah dilkii adeerkeen iyo in uu diiday diyadiisii. Laakiin waxaan filayaa in aysan beelaha kale u sheegin intii ay dhacayeen xoolihiisii oo kaba badan diyadii 100 halaad ee ay raadinayeen!. Hawraarsame wuxuu gooni ahaadaba wuu tiro batay oo ilaa Mudug, Nugaal, Hawd, Galbeed, Gedo iyo Nagayle ayuu ku faafay, wuxuu Gobolka Gedo ka dhacsaday qowmiyada Booranta sidaasuuna meesha ku degay ilaa haddana uu ku degan yahay.



Wuxuuna Hawraarsame ka mid noqday qowmiyada la takooray laakiin wuxuu kuwa kale kaga duwan yahay isagoo leh dhul uu dego oo uu ku mitiday in kastoo aad laysugu deyay in laga fara maroojiyo haddana Eebe kuma guuleyn walaalihiis ka faanay ee gooyey in ay sal kiciyaan. Ajiga ayaa isweydiiya har iyo habeen: Sidee buu Hawraarsame dhul iyo xoolo u yeelan karaa ee uu Madhibaanka kale u yeelan waayey? Sidee buu Hawraarsame isugu kalsoon yahay oo aysan wax cuqdad ah ugu jirin? Sidee buu u yeelan karaa qabka iyo isla weynida Ajiga oo kale? Waa arrimaha uu Ajigu jawaab u la’ yahay buufiskana ku riday! Waxa ay la gami’ la'yihiin Ajigu waxayna doonayaan in ay mar kale isu bahaystaan sidii ay waa horeba sameeyeen sida uu soo qoray Abukar Ali. Halkan ka akhri Halkan...



Waxaa lagu yaqaanaa Hawraarsame in ay yihiin dagaalyahano aan laga maarmin xilliga colaadu timaado waana sabab ka mid ah sababaha loo yiraahdo Hawraarsame waa dhalad waa gob waa Mareexaan dhalad ah waxaanu isku nahay 4-ta Reer Amaan Reer. Laakiin marka la gaaro hawshii laga lahaa ama ay timaado guur iyo in guri cusub la dhiso oo uu Hawraarsame soo raadsado gabadh ay dhaleen walaalihiis waxaa si kaa argagixinaysa loo yiraahdaa: Boonaay, Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay! Boonaay!. Haddaba Mareexaanow laba afleynta daa: Labada af ee is burinaya keebaad raacdeen. Ma ka walaalnimada mise ka aflagaadada iyo cayda? Laakiin waxaan la yaabay reerkan marna leh waanu isnahay marna leh waanu kala nahay ee magta isku gooyey maxaa Soomaalida kale ka galay? Ma is gaashaanbuureygii 4-aad ee Ajigaa?!!!!!!!!!

Waxaa nasiib wanaag ah in Hawraarsame uu garab iyo gaashaan ka helay Reer Guriga (Reer Xasan, Soonfure, Talxe, Uur Midig iwm), waxaa kale oo ay garabsadeen Fiqi Yaaquub oo aan dakana gelin cidna dhicin cidna dilin oo la raaciyey Hawraarsme waana sababtaas aad Soomaalida uga maqlaysaa Hawraarsame iyo Harab Yaaquub!



Waxaa loo bixiyey magac yasid ah oo lagu caayo: Ilka yar! laakiin waxay ku hanweyn yihiin kuna dhaartaan magaca ay yihiin wax cuqdad ahna kama qabaan magacooda sida qowmiyadaha kale ee la takooro!.



Waxaa mudan in la xuso in beesha Mareexaan ay u soo guurtay gedo muddo hadda laga joogo 100 sano ku dhowaad iyagoo ka yimid Mudug waxayna sameysteen isbahaysi ka kooban Celi Dheere (oo la yiraahdo Booran buu ka soo jeedaa), Reer Axmed, Reer Siyaad, Reer Garaad iyo intii kale ee Mudug kala timid. Waxaa dagaalo aan kala joogsan lagu bilaabay Hawraarsame, Habar Yaaquub iyo intii la deganayd si looga qaado, deegaanadooda iyo dhulka beeraha iyo baadka ku wanaagsan biyahana leh. Maanta oo sanadku yahay 2004 waxaa dhul beereedkii uga haray Banaanay. Wakhti dheerba ha qaadato in ay maskaxda Ajigu furfuranto oo wax fahano, laakiin maanta wuxuu ogaaday Ajigu oo u bidhaamay in xiniinyaha raggu ka wada siman yahay isagoo xasuustay halku dhegyadii halyeygii Soomaaliyeed ee Wiilwaal iyo Dagaalyahankii Quudhsi diidka ahaa ee Ayax Dhowre Dagaal ee ahayd:



RAG HOOYADIINA U HAYO WALAALOW WUXUU KU DHAAMO LA WAA!!

QOODHAHA RAG WAXAA LOOGA SIMAY QEYR INUU YAHAYE!!!



C/Rahman Eelay eediran@yahoo.com



Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan



Somali Languege

Languages of Somalia


See language map.

[See also SIL publications on the languages of Somalia.]

Somali Democratic Republic, Jamhuriyadda Dimugradiga Somaliya. Formerly British and Italian Somaliland. 8,196,000. National or official languages: Somali, Standard Arabic, English. Most of the Arabic and all of the people from India and Italy have left. Literacy rate: 24%–40% (1977 C. Brann). Immigrant languages: Italian (4,000), Ta’izzi-Adeni Spoken Arabic (11,500). Information mainly from B. Andrzejewski 1975, 1978; D. Biber 1984; M. Lamberti 1986; A. Mansur 1986; K. Menkhaus 1989. Blind population: 10,000 (1982 WCE). The number of individual languages listed for Somalia is 13. Of those, all are living languages.



Arabic, Standard [arb] Classification: Afro-Asiatic, Semitic, Central, South, Arabic

More information.



Aweer [bob] Few if any in Somalia (1991). Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Rendille-Boni

More information.



Boon [bnl] 59 (2000). Middle Jubba region, Jilib District, scattered in the bush in settlements of 2 or 3 houses with nearest relatives. Alternate names: Af-Boon. Dialects: There are similarities to Somali [som]. Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East Nearly extinct.

More information.



Dabarre [dbr] 23,000 (2006). Dabarre around Dhiinsoor District, May region; Iroole in Baraawe District, Lower Shabeelle region, and Qansax Dheere. Alternate names: Af-Dabarre. Dialects: Dabarre, Iroole (Af-Iroole). A very distinctive language in the Digil clan family. Dialects are clan names. Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Somali

More information.



English [eng] Classification: Indo-European, Germanic, West, English

More information.



Garre [gex] 57,500 (2006). Ethnic population: Possibly several hundred thousand (1992). Mostly south, especially Wanle Weyn-Buur Hakaba; Baydhaba, Dhiinsoor, Buurhakaba, and Qoryooley districts; Middle and Lower Shabeelle and Bay regions. Alternate names: Af-Garre. Dialects: Reportedly linguistically similar to Boni [bob]. Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Somali

More information.



Jiiddu [jii] 23,000 (2006). Lower Shabeelle Bay and Middle Jubba regions, Qoryooley, Dhiinsoor, Jilib, and Buurhakaba districts. Alternate names: Af-Jiiddu, Jiddu. Dialects: Distinct from Somali [som] and Tunni [tqq], usually grouped under the Digil dialects or languages. Different sentence structure and phonology from Somali. More similar to Somali than to Baiso [bsw]. Some similarities to Konsoid languages and to Gedeo [drs], Alaba-Kabeena [alw], Hadiyya [hdy], and Kambaata [ktb]. Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Somali

More information.



Maay [ymm] 1,860,000 in Somalia (2006). South, Gedo region, Middle and Lower Shabeelle, Middle and Lower Jubba, Baay, and Bakool regions. Also in Ethiopia, Kenya, Sudan, United States. Alternate names: Af-Maay, Af-Maay Tiri, Af-May, Af-Maymay, Rahanween, Rahanweyn. Dialects: Af-Helledi. May be more than one language; the dialects form a continuum. Standard Somali [som] is difficult or unintelligible to Maay speakers, except when learned through mass communications, urbanization, and internal movement. Different sentence structure and phonology from Somali. The Rahanwiin (Rahanweyn) clan confederacy speak various Maay dialects or languages. Af-Helledi is a Maay secret language used by hunters. Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Somali

More information.



Mushungulu [xma] 23,000 (2006). South, Lower Jubba region, Jamaame District center; urban areas: Kismaayo and Muqdisho. Alternate names: Kimushungulu, Mushunguli. Dialects: May be the same as, or intelligible with, Zigula [ziw] or Shambala [ksb]. Classification: Niger-Congo, Atlantic-Congo, Volta-Congo, Benue-Congo, Bantoid, Southern, Narrow Bantu, Central, G, Zigula-Zaramo (G.30)

More information.



Oromo, Borana-Arsi-Guji [gax] 41,600 in Somalia (2000). Gedo region. Alternate names: Southern Oromo. Dialects: Borana (Booran, Boran). Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Oromo

More information.



Somali [som] 8,340,000 in Somalia (2006). Population total all countries: 13,871,700. Widespread. Also in Canada, Djibouti, Ethiopia, Finland, Italy, Kenya, Oman, Saudi Arabia, Sweden, United Arab Emirates, United Kingdom, Yemen. Alternate names: Af-Maxaad Tiri, Af-Soomaali, Common Somali, Standard Somali. Dialects: Northern Somali, Benaadir, Af-Ashraaf (Ashraaf). Northern Somali is basis for Standard Somali. Readily intelligible to Benaadir Somali speakers, but difficult or unintelligible to most Maay [ymm]. Those in Merka and Muqdisho speak Af-Ashraaf, a distinct variety which may have limited inherent intelligibility with Standard Somali. Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Somali

More information.



Swahili [swh] 184,000 in Somalia (2006). Mwini in Baraawe (Brava), Lower Shabeelle, and scattered in southern towns; Bajun in Kismaayo District and nearby coast. Most fled to Kenya due to civil war. Dialects: Mwini (Mwiini, Chimwiini, Af-Chimwiini, Barwaani, Bravanese), Bajuni (Kibajuni, Bajun, Af-Bajuun, Mbalazi, Chimbalazi). Classification: Niger-Congo, Atlantic-Congo, Volta-Congo, Benue-Congo, Bantoid, Southern, Narrow Bantu, Central, G, Swahili (G.40)

More information.



Tunni [tqq] 23,000 (2006). Lower Shabeelle and Middle Jubba regions, Dhiinsoor, Baraawe, and Jilib districts. Alternate names: Af-Tunni. Dialects: Distinct from Somali [som] or Jiiddu [jii], usually grouped under the Digil dialects or languages. Different sentence structure and phonology from Somali [som]. Classification: Afro-Asiatic, Cushitic, East, Somali

More information.


http://www.ethnologue.com/show_country.asp?name=so

Blog Archive