Monday, January 23, 2017

Video Beesha Suure Qubeys CALEEMA SAARKII UGAASKA BEESHA QUBEYS


CALEEMA SAARKII UGAASKA BEESHA QUBEYS

https://www.youtube.com/watch?v=pYZWoaI-zIc

 
 
Calema Saarka Ugaaska Besha ahmed Farax Qubays
Hobyomedia com 

 

Abtirsiin Beesha Surre Qubeys

 

qubeys waa towayne iyo yibidhaal
(A)yibidhaal waa
madkase qubeys iyo wayaagle qubeys
wayaagle waa
1.reer baani
2.in badan oo kamid ah Q/dhaah
madkase waa
1.reer idiris
2.reer osman afey
3.reer cufaa
(B)tolwayne waa
axadoowe iyo reertoonle
(A)axadoowe waa
1.cabdale diidshe
2.osman diidshe
cabdale diidshe waa
1.sharmaake mohamed (reer khaye)
2.sabriye mohomed[reer waanbe iyo reer qoobweyne]
3.farah mohamed{reer weheliye iyo rer lugay}
osman diidshe waa
1.mataandheere{rer gadiid nuur}
2.yaraandhere(xassan dheere)
3.adam mahad_alle(rer geedi guuraaye)
4.Ebiikar mahad_alle
5.ali mahad_alle
ok ali mahad_alle waa
!.jibriil ali {reer fiqi}
2.xuseen ali [reer barkhadle iyo reer muumin ali]
(B) Reertoonle waa
1.mohamed abtiudug(ajalaay) 2.waqantiile abtiudug.
waqantiile waa
1.khalaf xuseen(fiqi yaxye) 2.fiqicumar xuseen
fiqi cumar waa 1.xasan fiqi cumar(reer aw macalin)
2.yabarcade fiqi cumar 3.reer aw heeraar.yabarcade waa
1.caalin yabarcade(reer aw aamin) 2.mahad_alle yabarcade.mahad_alle waa
1.waaqow adeer mahad_alle(reer aw osman)
2.fiqi walaal adeer.ilma fiqi walal waa (abiikar,samafale,muxumudyare,cabdi,cumar,aw caalin,muxumudwayne,xaaji cabdale).

Blog Archive